Category: Soomaaliya
-

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib Ahaa oo Laga Sii Daayay Suudaan. Portsudan, 8 Diseembar 2024
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan, Mudane Axmed Suudaani, ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood ah ku xirnaa xabsiyo ku kala yaalla magaalooyinka Dungula iyo Gadaarif. Dhalinyaradan oo tiradoodu tahay 22 (17 wiilal ah iyo 5 gabdhood) ayaa lagu qabtay iyagoo ku socda qaab tahriib ah. Sii…
-

Xogahaya joogtada WAD & IC Oo La Kulmay Madaxa Hay’adda IOM Muqdisho, Diseembar 8, 2024
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Aadan Xaadoow, ayaa kulan Muhiim ah la qaadatay Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya Mr. Manuel Marques Pereira, iyagoo ka wada hadlay Socdaalka joogtada ahayn iyo saameyntiisa. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa xalal waara oo wax looga qabanayo caqabadaha tahriibka…
-

Soo-celinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku Xayirnaa Madagascar iyo Dadaallada Lagula Dagaallamayo Tahriibka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si guul leh u soo celisay 47 muwaadin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Madagascar, iyada oo adeegsanaysa diyaarad gaar ah oo si shaqsi ah uu u oggolaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Tallaabadan ayaa muujinaysa sida ay dowladda uga go’an tahay ilaalinta iyo difaaca muwaadiniinteeda meel kasta oo…
-

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo fududeysay dib usoo celinta 161 dhalinyaro Soomaaliyeed ah laga soo celiyay dalka Liibiya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ku guuleysatay fududeynta in 161 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku xayiranaa dalka Libiya si iskood ah dalkooda loogu soo celiyo, iyadoo loo marayo barnaamijka Is-xilqaan ee Bani’aadantinimada (VHR). Muwaadiniita dalka dib ugu soo laabatay ayaa 74 kamid ah…
-

WAD & IC oo u dabaal degtay Sannad-Guuradii 25aad Ee EAC
Muqdisho, Somalia | November 29, 2024 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa u dabaal degtay Munaasabada sanadguurada 25-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ururka Bulshada Bariga Afrika, munaasabada ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa Ka qeyb galay masuuliyiin uu ugu horeeyo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Mudane Xamse Aadan…
-

WAD & IC Xustay Sannad-guuradii 25-aad ee EAC .
Muqdisho, Somalia | November 29, 2024 Xoghayaha Joogtada ee Wasaaaradda Mudane Xamse Aadan Xaadow oo ay wehliyaan Agaasimaha Isdhexgalka Dhaqaalaha EAC ee Wasaaradda Mudane Axmed Warsame & Agaasimaha Qurbajoogta iyo Howlaha guud Mudane Ibraahim Guure, iyo qaar ka tirsan shaqaalaha wasaaradda ayaa Ka qeybgalay Ollalaha dhiig bixinta oo qeyb ka ah munaasabadda xuska sanadguurada 25-aad…
-

Xoghayaha Joogtada ah ee WAD & IC oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas
Muqdisho, Nofembar 26, 2024 Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane Xamse Aadan Xaadow oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Ururada Aduunka mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqeyrta Cas (ICRC) Mudane Antoine Grand, iyo wafdi uu hogaaminayo. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta wada…
-

Xoghayaha joogtada WAD& IC ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi,
Xoghayaha joogtada WAD& IC ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi, Safiirka Algeria ee Midowga Afrika iyo Itoobiya. Intii uu socday booqasho sharafeedkeeda, waxay labada dhinac ka wada hadaleen xoojinta xiriirka labada Dal , iyo taageerada musharaxnimadeeda Kuxigeenka Midowga Afrika. Soomaaliya, waxaa mar walba ka go’an in ay xoojiso…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Shil Doon oo Ka Dhacay Madagascar iyo Tallaabooyinka Gurmadka
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa subaxnimadii saaka ka hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday meel u dhow Nosy Iranja ee dalka Madagascar. Wasiirka ayaa sheegay in laba doon ay ku qalibmeen badda, kuwaas oo ay saarnaayeen Soomaali badan. Doonta koowaad waxaa saarnaa 32 qof, halkaas oo 9…
-

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim (Yuusuf Dheeg)
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim (Yuusuf Dheeg), Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda waxaa ka qaybgalay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Maaliyadda, Mudane Biixi Imaan Ciige, Xoghayaha Joogtada…