Category: War Saxaafadeed
-

Baaq Siyaasadeed u dhaxeeya Jamhuuriyadda Carabta ee Masar iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Annaga oo ah Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Carabta Masar iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan kulan ku yeellanay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara, Oktoobar 10, 2024, ka dib markii casuumaad heerkeedu sareeyo ay naga soo gaartay Mudane Isaias Afwerki, Madaxweynaha Dalka Eritrea, waxaana ku heshiinney qodobada soo socda: 1. Adkeynta Taageeridda midnimada, madax-bannaanida, wadajirka dhuleed, iyo qaranimada…
-

War-murtiyeedka Wadajirka ah ee Shir Madaxeedka Saddex-geesoodka ah
Ayadoo laga duulayo martiqaadka uu fidiyey Madaxweynaha dalka Ereteriya, Mudane Isaias Afwerki, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane Abdel Fattah El-Sisi, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-ka Oktoobar 2024, magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya, kulan uu ku dhexmaray madaxweynayaasha saddexda dal. Shir madaxeedkoodii…
-

Saaxiibada Quint waxay mar kale xaqiijiyeen taageerada Soomaaliya ee madax-bannaanideeda
Saaxiibada Quint waxay mar kale xaqiijiyeen taageerada Soomaaliya ee madax-bannaanideeda & amniga, kana hadleen isuduwidda tababarka ciidanka & qorshaha howlgalka cusub ee Midowga Afrika. Kulanka xiga Muqdisho.
-

War-Saxaafadeed: Soomaaliya oo Aad Uga Walwalsan Shixnad Hub
Muqdisho, (MFA Somalia) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaareyneysaa shixnadda hubka iyo rasaasta dhawaan la soo mariyay dhulka ee ka timid Itoobiya lana geeyey gudaha Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya waxa ay arrintan u aragtaa mid xad-gudub weyn ku ah madaxbannaanida Soomaaliya,…
-

Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah *War Saxaafadeed*
Guddiga Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Dalalka Carabta oo xaqiijiyey taageerada xooggan ee Qaranimada Soomaaliya Qaahira, – Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Dalalka Carabta ee u xilsaaran taageerada Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira,…
-
War saxaafadeed: Soomaaliya oo soo dhawaysay war murtiyeedka G7
Muqdisho (MFA Somalia) – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay soo dhowaynaysaa war murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7 ee ku qabsoomay Jasiiradda Capri ee dalka Talyaaniga intii u dhexeysay 16-19 bishan April. Waxa aan ku bogaadinaynaa diirad saariddiisa Geeska Afrika iyo Soomaaliya, waxa aan ammaanaynaa sida ay uga go’an tahay G7 horumarinta…