Category: Wararka Wasaaradda
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay howlwadeennada Wasaaradda ee Waxbarashadoodu gaarsiisan tahay heerka labaad
Muqdisho (MFA Somalia) — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah kulan gaar ah la qaatay howlwadeennada Wasaaradda ee heerkooda Waxabarashada gaarsiisan tahay heerka labaad ee Jaamacadda. Wasiir Fiqi, ayaa sheegay kulankan iyo dadaallada socda ee dib u habeynta iyo horumarinta howlaha Shaqo ee Wasaaradda…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan daah-furan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda
Muqdisho (MFA Somalia)— Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah kulan furan la qaatay dhammaan Shaqaalaha ka howlgalla xarunta Wasaaradda,kaasoo ujeeddadiisu ahayd soo bandhigista hiigsiga iyo qorshayaasha hortabinta u leh Shaqada oo ay ku jiraan dhaqangelinta siyaasadaha iyo shuruucda dibadda iyo gudaha,iyadoo Shaqaalaha Wasaaradda ay…
-

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar u furay safiirro magacaaban
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee qaabilsan Arrimaha Bulshada Bariga Afrika, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta Machadka Diblomaasiyadda ka furay tababbar ay qaadanayaan 12 Safiir oo magacaaban iyo 2 Qunsul guud, isagoo sheegay in laga doonayo inay ka soo dhalaalaan ammaanada iyo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday. Agaasimaha…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda
Muqdisho (MFA Somalia)– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda, xilli uu sidan oo kale dabayaaqadii toddobaadkii hore u daahfuray koorsooyin lagu baranayo afafka khalaad. Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta iyo kobcinta aqoonta diblomaasiyiinta. Wasiir Fiqi,…
-

Wasiir Fiqi oo shir-guddoomiyay kulan heerkiisu sarreeyo si loo xaqiijiyo in Soomaaliya kaalin muuqata ka qaadato shirka FOCAC
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah shir-guddoomiyay wadatashi heer Wasiir oo lagaga hadlayay ajandayaasha qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la hortagi doonto Madasha sagaalaad ee Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo lagu wado in lagu qabto Magaalada Beijing inta…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay inay ka go’antahay adkaynta midnimada qaran ee dalka
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah xog-waran ka siiyay Agaasimayaasha waaxyaha iyo lataliyeyaasha sare ee Wasaaradda wadahadalladii Ankara ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay dhex-dhexaadinaysay Dowladda Turkiga oo labo wareeg oo qabsoomay aan wax natiijo miro-dhal ah aan ka…
-

Wasiir Axmed Fiqi oo la dardaarmay safiirrada magacaaban iyo labo qunsul guud
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah kula dardaarmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho safiirrada magacaaban iyo labo qunsul guud. Intii kulanka qaabilaadda lagu guda-jiray, Wasiir Fiqi waxa uu safiirrada magacaaban iyo labada qunsul guud xog-waran ka siiyay howlaha ay u…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo maanta daah-furay barnaamijyo luuqadeed oo sare loogu qaadayo tayada diblomaasiyiinta
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin lagu baranayo afafka Ingiriiska, Sawaaxiliga iyo Amxaariga oo uu soo agaasimay Machadka Diblomaasiyadda, ayna ka faaidaysan doonaan 70 shaqaale oo ka kala tirsan waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda. Wasiir Fiqi ayaa…
-

Guddiyo uu magacaabay Wasiir Axmed Fiqi oo shaqo-galay maanta
Muqdisho (MFA Somalia) – Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow. Xaadow ayaa kula dardaarmay xubnaha guddiyada inay…
-

Soomaaliya mowqifkeedu waa hal mid oo aan marnaba aqbalayn “ku qabso, ku qadi mayside”
Soomaaliya mowqifkeedu waa hal mid oo aan marnaba aqbalayn “ku qabso, ku qadi mayside” Danjire Axmed Macallim Fiqi Axmed Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya