Category: Wararka Wasaaradda
-

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo waraaqadeheeda aqoonsiga u gudbisay Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub.
Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo waraaqadeheeda aqoonsiga u gudbisay Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub. Brussels, Belgium – Nofembar 26, 2024 Drs. Khadiija Cosoble Cali, Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah waraaqadeheeda aqoonsiga danjirenimo ugu gudbisay H.E. Charles Michel, Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub. Danjire Khadiija ayaa tilmaantay muhiimadda ay Soomaaliya…
-

Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya.
Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya. Dares Salaam, Tanzania, Noofambar 26, 2024 Danjire Ilyas Ali Hasan ayaa maanta si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania, H.E. Drs Samia Suluxu Hassan. Danjire Ilyaas oo ka hadlay munaasabadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u…
-

Xoghayaha Joogtada ah ee WAD & IC oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas
Muqdisho, Nofembar 26, 2024 Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane Xamse Aadan Xaadow oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Ururada Aduunka mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqeyrta Cas (ICRC) Mudane Antoine Grand, iyo wafdi uu hogaaminayo. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta wada…
-

Xoghayaha joogtada WAD& IC ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi,
Xoghayaha joogtada WAD& IC ayaa maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay Danjire Marwo Selma Malika Haddadi, Safiirka Algeria ee Midowga Afrika iyo Itoobiya. Intii uu socday booqasho sharafeedkeeda, waxay labada dhinac ka wada hadaleen xoojinta xiriirka labada Dal , iyo taageerada musharaxnimadeeda Kuxigeenka Midowga Afrika. Soomaaliya, waxaa mar walba ka go’an in ay xoojiso…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Shil Doon oo Ka Dhacay Madagascar iyo Tallaabooyinka Gurmadka
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa subaxnimadii saaka ka hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday meel u dhow Nosy Iranja ee dalka Madagascar. Wasiirka ayaa sheegay in laba doon ay ku qalibmeen badda, kuwaas oo ay saarnaayeen Soomaali badan. Doonta koowaad waxaa saarnaa 32 qof, halkaas oo 9…
-

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim (Yuusuf Dheeg)
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim (Yuusuf Dheeg), Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda waxaa ka qaybgalay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Maaliyadda, Mudane Biixi Imaan Ciige, Xoghayaha Joogtada…
-

Soomaaliya ayaa Ku Biirtay Heshiiska Qaramada Midoobay ee Ka Dhanka ah Dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah
Wasiirka Arrimaha Dibedda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska ay Soomaaliya ku biireyso Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah Dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah (UNTOC) iyo heshiisyadiisa kale. Talaabadan taariikhiga ah waxay xoojineysaa dadaalka Soomaaliya ee la dagaallanka dambiyada abaabulan ee caalamiga ah iyo kobcinta iskaashiga caalamiga ah si loo…
-

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa Uga Tacsiyeeneysa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Danjire Mohamed Ahmed Alin
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed kaddib geeridii ku timid Danjire Mohamed Ahmed Alin. Danjire Alin ayaa maanta ku geeriyooday Dalka U.K. Wuxuu noloshiisa u huray inuu Soomaaliya ugu adeego si hagar la’aan ah, isaga oo xilal kala duwan oo Safiirnimo soo qabtay. Wasaaraddu waxay…
-

Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Yonis Yassin Hashi ayaa la kulmay Danjire Joachim Waern
Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Yonis Yassin Hashi ayaa la kulmay Danjire Joachim Waern Muqdisho, 19-ka Nofeembar 2024 Danjire Yonis Yassin Hashi, Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa kulan diblomaasiyadeed kula yeeshay Xarunta Wasaaradda ee Muqdisho, Danjire Joachim Waern, Danjiraha Sweden ee Soomaaliya.…
-

Madaxda Sare ee Wasaaradda Ayaa Qado Sharaf Dhiirrigelin ah U Sameeyay Shaqaalaha Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka.
Madaxda Sare ee Wasaaradda Ayaa Qado Sharaf Dhiirrigelin ah U Sameeyay Shaqaalaha Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka. Mogadishu, 18 Nofeembar 2024 Madaxda sare ee Wasaaradda ayaa maanta qado sharaf lagu maamuusay shaqaalaha Waaxda Howlaha Guud iyo Kormeerka, iyaga oo ka duulaya dar-dargelinta shaqada, islamarkaana dhiirrigelinaya shaqaalaha Wasaaradda. Munaasabaddan qado sharafta ayaa waxaa ka qayb galay…