Category: Wararka Wasaaradda
-

WAD Danjire Ahmed Moallim Fiqi ayaa ka qeybgalay Shir Degdeg ah oo Wasiirrada Carabta iyo OIC
WAD Danjire Ahmed Moallim Fiqi ayaa ka qeybgalay Shir Degdeg ah oo Wasiirrada Carabta iyo OIC, loogana hadlay weerarrada Israa’iil ee Falastiin iyo Lubnaan, isagoo taageeray mideynta Carabta. #UNGA
-

WAD, Ahmed Moallim Fiqi , ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay dhigiisa Turkiga Hakan Fidan
WAD, Ahmed Moallim Fiqi , ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay dhigiisa Turkiga Hakan Fidan. Waxay ka hadleen kamiradhalinta Wadahadallada Ankara iyo xoojinta xiriirka dalalkooda
-

Wasiir Ahmed Moallim Fiqi ayaa la kulmay Wasiirka Horumarinta ee UK, Md Anneliese Dodds
Wasiir Ahmed Moallim Fiqi ayaa la kulmay Wasiirka Horumarinta ee UK, Md Anneliese Dodds, Kulanka #UNGA79, iyaga oo ka wada Hadlay iskaashiga Somalia iyo UK, xaaladda kala guurka ATMIS, iyo xiriirka labada dal #Soomaaliya #Deplomacy
-

Wasiir Fiqi ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Hindiya Dr. Jaishankar
Wasiir Fiqi ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Hindiya Dr. Jaishankar intii lagu jiray #UNGA79, waxayna ka wada hadleen furitaanka qunsuliyad Muqdisho iyo xoojinta xiriirka labada dal. #UNGA79
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Moalim Fiqi, ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee INTERPOL
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Moalim Fiqi, ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee INTERPOL, Jürgen Stock, si loo xoojiyo doorka Soomaaliya ee dagaalka ka dhanka ah dambiyada caalamiga ah iyo argagixisada. Soomaaliya, oo ah difaac koowaad, ayaa door muhiim ah ka ciyaarta ka hortagga in khatarahan ay ku fidaan gobolka iyo caalamka intiisa…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa kulan doceed la yeeshay
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi, ayaa kulan doceed la yeeshay Xoghayaha Fulinta IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, intii lagu guda jiray #UNGA79, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga gobolka, nabadda, amniga, iyo caqabadaha Geeska Afrika.
-

Danjire Axmed Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa la kulmay
Danjire Axmed Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda, ayaa la kulmay Madaxa xafiiska fulinta ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la-dagaalanka argagixisada, si loo xoojiyo ka hortagga argagixisada iyo xagjirnimada. Isagoo sheegay horumarka ay Somaaliya ka gaartay La dagaalanka argagixisada, Xafiiska Fulinta ee Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka Argagaxisada ayaa ballan qaaday in uu Soomaliya siin doono taageero dheeraad…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay shirkii NAM
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeyb galay shirkii NAM ee #UNGA oo diiradda lagu saaray xaaladda Gaza, isagoo taageeray xalka laba dowladood. #Somalia
-

Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emanuel Macron ayaa ka gudoomay waraaqadaha aqoonsiga
Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emanuel Macron ayaa ka gudoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjire Mohamed Ali Nur, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Faransiiska.
-

Madaxweynaha Dalka Mareykanka, H.E Joe Biden, ayaa waxa uu Aqalka Cad kaga Gudoomay
Washington, 20 September, 2024 – Madaxweynaha Dalka Mareykanka, H.E Joe Biden, ayaa waxa uu Aqalka Cad kaga Gudoomay warqadihiisa aqoonsiga, Safiirka cusub ee Soomaaliya dhawaan u magacawday Dalka Mareykanka, Danjire Daahir Xasan. Safiirka ayaa waxa uu Madaxweyne Biden u gudbiyay dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha J.F.S, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo…