Author: mfa Somalia
-

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay Guddoomiye kuxigeenka Bankiga IBS
Muqdisho (MFA Somalia)– Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa ku bogaadiyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga sare ee Bankiga IBS, Mudane Cabdirisaaq Cali Warsame, kaalintiisa muuqata ee u adeegidda bulshada, dadaalkiisa wax ku oolka ah, hoggaamintiisa sarraysa iyo wadashaqaynta dhow ee uu la leeyahay Wasaaradda, iyada oo loo aqoonsaday shakhsiga…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay xiriirka labo geesoodka dhiggiisa Rwanda oo uu kula kulmay New York
New York (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Rwanda, Olivier Jean Patrick Nduhungirehe, isaga oo kala hadlay horumarinta xiriirka labo geesoodka , adkaynta iskaashi wadaagga iyo xaaladaha amni iyo siyaasad ee…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Aljeeriya si loo ballaariyo iskaashiga
New York (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay Magaalada New York, Wasiirka Arrimaha Dibadda, Jaaliyadaha Qaran ee Dibadda iyo Arrimaha Afrika ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacbiga Aljeeriya, Ahmed Attaf, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga ee nacfi…
-

Soomaaliya iyo DRC oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo dhinaclaha iyo deganaanshaha Afrikada dhexe
New York (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay magaalada New York, Zénon Ngay Mukongo, Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Koongo u qaabilsan Qaramada Midoobey, isaga oo kala hadlay sare-u-qaadidda xiriirka labo dhinaclaha iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal, iyo sidoo kale horumarka…
-

Soomaaliya iyo Slovenia oo iskaashanaya hindisayaasha dib-u-dhiska iyo horumarinta
New York (MFA Somlia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay New York, Tanja Fajon, Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Yurub ee Jamhuuriyadda Slovenia, isaga oo kala hadlay sare-u-qaadidda xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashiga iyo wax wadaagga. Kulanka ayaa sidoo…
-

Soomaaliya iyo Panama oo xoojinaya xiriirka ka dhexeeya
New York (MFA Somlia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay New York, Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Panama, Carlos Ruiz-Hernández, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta dhinacyada iskaashi ee kala duwan ee labada dal ay iska kaashan karaan. Kulanka ayaa…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dadaallada bani’aadantinimo Madaxa Hey’adda ICRC
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Madaxa Guddiga Caalamiga ee Laan-qayrta Cas (ICRC) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Antoine Grand, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga iyo dardargelinta dadaallada iskaashi iyo hindasayaasha bani’aadantinimo ee…
-

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan
Muqdisho (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah, xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo, Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane Abdurahman Khalil Ahmed Abakr. Wasiir Axmed Fiqi ayaa u rajeeyay Danjire Abdurahman Abakr inuu guulo ka gaaro…
-

Janaayo 15, 2025 – Jomo Kenyatta International Airport, Nairobi
Nairobi (MFA Somalia) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Danjire Ahmed Moallim Fiqi oo muddo kooban ku soo hakaday Garoonka Diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ayaa kulan xog-wareysi ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Dalka Kenya, Mudane Kithure Kindiki . Kindiki ayaa hogaaminayay wafdiga Kenyan ah oo tagayay Maputo, Mozambique, si ay uga qeyb galaan caleema saarka madaxweynaha…
-

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Amb. Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa magaalada Qaahira kaga qeybgalay munaasabad uu kulan kula yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ee Qaahira ayaa lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada…